WAA SHABAKADDA WARBAAHINTA SOMALIYEED EE CALANKA.COM

Surveydaddy
Check out Surveydaddy, the most easy-to-use survey software around. Start creating beautiful online surveys today.

Create an Online Survey

FURSADAN KAMA DAMBEYSTA AH EE BARASHADA AFKA NORWIJIGA MAKA FAA`IIDEYSATAY?

Posted 2 years ago.

54 Comments

  • fozia aden - 1 year ago

    ardayad

  • najmo farah shariif - 2 years ago

    jeg kan norsk men jeg ha den også fordi jeg har vært her så kort bare 10 måneder da vil jeg hjelpe takk

  • jubac jubac - 2 years ago

    oday da ah ayan ahay oo garayo55 hada ma baran karaa luqad aan somali ahayn

  • mahad - 2 years ago

    walaaal waa uu bahan inaa baraat af norwayjiyan laaki itee ikuu soo hagaaga walala
    waxa uu bahan leelefogeen inaa isoo qoratiin walala yaa magaceeg waa mahad

  • maxamed - 2 years ago

    walaal waxaan dona yaa wax barasha luu qada ingilis ka ma helayaa

  • waxaa alkaa kasalamayaa dhamaan iskudabaridayaasha isku aadiyay
    waxbarasdata waxaan alka ogu mahad celi naaa shabakada calanka
    oo isku taxalujisay how shatan ee waxbarashada ah waxaan ka qeyb qaadanayaa waxbarasadatan hadeey suurtagaltahay aigoo kunool yemen
    waxaan ku rajaweynahay in aad igu garabqaban doontaan
    hadeey suurta geli karta anigoo ku nool yemen

  • amaal cabdi khaaliq - 2 years ago

    asc wrwb walalayaal jacayl ayaa ihelay oo nin ayaa sixun iigalay oo igu jees teeyay oonaag kale iga raacay waxaan idinka cod sanayaa inaad icaawisaan asc wrwb

  • abdi - 2 years ago

    asc walaal anaaraba in aan barto luuqada norwewyjiga 2007 ayaan soogalay ilaahada maanabaranin nasib daro waan fahmi yaayayba adagaa wuxu ma af rahan weyn baa see loobaran haraana luuqada waxaan ubaahanahay wax ibara luuqada ee lacagta hanaloosheego qiimaha calanka wuumahadsan yahay tack

  • cabbaas - 2 years ago

    aad iyo aad baan ugu baahanahay waanaan ka faaiidaysanayaa

  • TORRES - 2 years ago

    SOOMALIDA JAAHILIINTA AH OO WAXBA AAN AQOON KA FAAIDEYSTA JAANIS WAYE HADII KALE WAQTIKIINA KU DHUMIYA WAX AAN WAX IDINKA SOO GALEYN LOL

  • TORREA - 2 years ago

    EG KAN NORSK DERSOM VILL IKKE:p

  • burhan ali - 2 years ago

    asc meel waliba ad joogtaan somaalida gaar ahan bahda calanka iyo bahda barnaamijkaan kasoo shaqeysay. intaas kadib waxaa walib waxaa ka hdalay walaal heyga somaliyeed. waxaaan ku darsan lahaa oo iga su aal ah . hadii aan so qaatay 300 oo saacadood laakiin aan heysan wax cadeen ah daganaasho maxareysan karaa? waxaan kawadaaa skoleke waan soo dhameeyey asc alle sammen

  • axmed - 2 years ago

    anaa wasa dhamaan dadka barta luqada norwigka iyo dadka daneenaya barashada lauqadaas maxaa yeelay dadkaas waa dad kkhaldan jecelna inay luqadooda hooyo ka tagaan oo luqad kale barataan aniga soomaali ayaan ahay waxaan joogay dalkaayga hooyo ilaa 20 sano walina luqadayda hooyo si fiican umaanan baran dadkaas luqada noorway maskaxda isaga daalinaya ha barteen luqadooda hooyo fack norway and peaple like his language

  • siil dhafarsan - 2 years ago

    hooyadaa was c/rashiid maxaa wasi kar taaaaaagus balac ayaa tahay maxaa kukuyaao horta waridkaa iyo walcankaa wasee bax aniga firkeyga caada ah waxa waaye waan tareegsanaay in bilaas wax nalaku baraayo ok byyy

  • c/rahiid - 2 years ago

    anaa waso afka norwey mana rabo intaan aqaano ayaana igu filan jaw

  • abdirahman Farah - 2 years ago

    walalhay ga somalida ahoow waxaan idin ku borinyaah horta marka hore inaad kafaa idaysataan fursadan qaaligaah. marka xigatah aniga Norway madagani waxaan degenahay North America. markaa mahelikaraah inaan barto ama qaato course yadan macanha online sources majiraah an ku helikara inan barto thanks, waxaan doonayaah inan barto luuqado badan gabadh somaliyeed oo Norway jogtan inaan guursada adhici kartah. see you my somalians I love your bybybybyb by nugaali

  • hussein a mussa - 2 years ago

    asc wr wb all waxaan ku talin lahaa waa fursad muhiim ah ee halaga faa iideysto aniguse ma joogo norway

  • guuleed - 2 years ago

    sxb emailkiisa waa, saalaxyare@hotmail.com

  • wallaal waxan rabaa inaan halaan ka hello ninkan ku sawiran meeshan oo ah c/fataax cabaase sxb ii soo qor telkaaga ama ciwaankaaga

  • MUZEE - 2 years ago

    Barashada Luuqadaan waa mid muhiim ah, baahida loo qabo waxaa si fiican loo dareemi doonaa marka lacag laga dhigo.. hadaba dhii aad hadhow shalaay laheed hadaba ka faa iideeso. walaalahay Hurdada ka kaca, shaqeesta balse waqti u hela Barashada Luqadan insha allah

  • XAMSE - 2 years ago

    ANIGA OO AH XAMED AX,ED MAXAED

    WAXAAN RABAA IN AAN KA DHIBTO FIKIRKAYGA OO AH HADI DAWLADI DHALATOO MAA LAA SOO CEELINKARA 5-REGION OF SOMALIA
    OO KALA AH SOMALI WG-dj-somali koonfureed
    NFD -ogadeenia
    haadaba waxaan rabaa inaa layga soo jawaabo suashaydan
    ah booga ideaska ama firkaga soo dhiibo
    emailkaygan yoonis68@hotmail.co.uk

  • khadar - 2 years ago

    WAXAAN LEEYAY SOMALI WAY KALA TAGTAY
    KHADAR MAX.ED AADAN

  • qadro shire - 2 years ago

    asc dhamaan aniga waxan jogaa wadanka ama somalia aniga kaliye waxaan u baahanahey wiilak iga joogo norwey in uu ii barto luqada maxaayeelay marka aan imaado ayuu wax walbo iaga fahansiinlahaa marka waxaan dhahaha ka faa iideyso fursadaan waa muhiih abaawe ibraahin ahmed mahamud hadane byeeeeeeee

  • ibraahin haaji - 2 years ago

    sorey aad baan ugu xumahey ma joogi wadanka lkn uma da soomlaaiyeed waxaan dhihilahaa in ey ka faa iideystaan fursadaas mahadsanidiin

  • laqdar - 2 years ago

    waan u baahanahey luqada maxaa yeelay mudo aan joogey wadanka ilaa hadane ma iskuma dayin lkn hada waxaan u a hey diyaar

  • Dr: Ahmed Haaruun - 2 years ago

    wadku mahadsan tihiin ogaysiiskan muhiimka ee aad noo soo dirtiin
    lakiin nasiib wanaag kama faa iidaysan karno waayo waxaan joognaa dalka yaga soomalia
    Illaah ayaana mahad dhamanteed leh, hadaba waxaan talo ahaan leeyahay ka faa iidaysta cida jaaniska u heshay kuna dadaala inaad barataan ama aad aad ugu dhaqantaan diintiina maadaama aad la nooshihiin bulsho u badan gaalo
    hana is raacinina aduunyada iyo dhalaalkeed
    fariintani waxay khusaysaa walaalaha soomaliyeed iyo dad muslimka ah
    gabdhaha soomaaliyeed waxaan leeyahay astura jidhkiina hana tusinina qof aan muxrim u ahayn .
    DR: AHMED HAARUUN
    0025290739133
    somalia puntland

  • Ahmed Mahamud Awad - 2 years ago

    Dr; Ahmed Haaruun
    waxaan salaamaya dhamaan walaalaha somaaliyeed oo isu xilqaamay inay ka haqabtiraan barashada afka norwey wad mahad santihiin.
    anigu hada ayaan rabaa inaan bilaabo luuqadan
    waad mahadsantihiin dhamaan

  • daahir cabdi gufure - 2 years ago

    kama faa ideesan hadana kama faaideesanayo ikhasba af gaal marabo igu filan afkeyga hooyo iyo arabi

  • daahir cabdi gufure - 2 years ago

    kama faa ideesan hadana kama faaideesanayo ikhasba af gaal marabo igu filan afkeyga hooyo iyo arabi

  • sakariye - 2 years ago

    waxaan layaaba nahy umada soomaliyeed meel uroon maleh balnin kan eega wxuu ku hadlayo ma hawiya ayuu kuleeyahay war oradoo ilaah kayaab
    badi@hotmail nacas yar baatahy oo hada soo bar baaraya kuna badh baadhay qabil ka kac

  • sahal - 2 years ago

    og du kan søke på grunnskole og videregående skole for voksne.
    bestått en godkjent norskprøve hvis du vil søke bosettingstillatelse.
    Norge etter ................waxan filaa inta afka taqaanto kaliya ayaa fahmi karo waxan halkas ku soo qoray..20 sano joogaa halkan qofna ma i barin xoog.com aan ku bartay.. dadka dalka u dhashay anigaa kabadiyo luqadooda rumeysi ama cadeyso,,,,,,,looooooooooooooooooooooooooooooooooooool

  • Goobaaye - 2 years ago

    A/C i surprised why you guys encouraging Somali people to learn Norwegian language because it is not intranational language like Arabic and English you supposed to teach Somali language to Norwegian people doesn't matter if you live in Norwey. you must stick your Religion and your culture don't foot step the other people's their culture. that is suggestion from me, thank you.

  • somali - 2 years ago

    300 sacadood waa af noorweeji 50 kale maaha soomaali ee waa barshada dhaqanka bulshada noorweejiga . waana wax fiican runtii. dadka leh caruurta waa muhiim inay bartan afka si ay u caawinaan caruurtooda. fadlana wax barta war wax barta. cayda wa ceeb aduun iyo aakhiroba.

  • true somali man - 2 years ago

    salaama caleykum wr wb. salaan ka dib wax ayaan is weydiinay ee cayda maxaa keenay, maxaa qabiil keenay war ha la xishoodo.
    Tan labaad walaahi ninkaa wax barsho bilaash ah ka faaidaysan isagaa cirka roob ku og. war diinta ayaa na maraysa inaan wax barano oo xoogsano shaqadii maanta afka ayaa kaa hor istaagi kara miyanay ahayn inaan ka faaidaysano. anigu waxaan joogaa dalka 5 sano waxaan imid 2004dhamaadkiisii kaam ayaan muddo 2 sano ah ku jiray lakiin walaahi anoon la ii dirin ayaan afka bilaabay inaan is baro. maanta alxamdulilaah la iima turjumo inaan cid u turjumo maahaane. 2007 ayaan qaatay prøve 3 markaa walaalayaal waa la is weydiinayaa aqoonta iyo waqtiga .
    alle ha laga baqo oo ha la shaqaysto oo wax ha la barto.

  • aweis - 2 years ago

    waxan imi norge 2008 luqadani waan ku wareeray qaab aan u raaco malahan, hadaba ma ii sheegi kartaan haddii ay jiraan qabab fudud oo lagu fahmi karo, skule ban dhigta hadda lkn wan isku warersanahay, hadaba faah faahin iga siiya qaabka ugu fudud oon ku fahmi karayo, ha noqdeen buugaag ama aalado kale aynaan ogeen, plz wax lee ii sheega

  • abdirisaaq abdiqaadir - 2 years ago

    haaaaaaaaaaa waan jeclahay afka norwijka in aan barto sorry lakin hada ma joogi norway lakin waxan rajeyna in aan imaado oo aan barto afka nrwijka insha,allah waxan ku suganahay hada kenya kkkkkkkkkkkkkk

  • Cabbaas - 2 years ago

    Fadlan ceyda ka ilaaliya meesha idinkoo mahadsan.
    Tan labaad wixii macquul ah oo ku saabsan waxbarashada afka Norweyjiga waad i weydiin kartaa. Mahadsanidin

  • qanciso - 2 years ago

    asc jeg kan norsk waax aqaan norwiijka marka waxee dadka norwey dakan ku dhihi lahaay ka faa iideysda waqtikaan somalaida sitiiraba wax barasho ma rabaan marka aniga waxan dhihi lahaay ha laka faiideeysto inta aan aqoonin walalyala waadna salaamatantihiin

  • badi@hotmail - 2 years ago

    war anagaa wax aragney dadka ninka iyo naagta beesha lagu soo sawirey soomaaliba uma ego tolow ma hawiyaa foo xumada

  • Janaqow - 2 years ago

    aniga waxaan soo galay norway shalay subax markii laydin wada wasaayay oo ay idin wasaayeen norwegian ka sidaas ayaana igu kaliftay in aan norwegian ka barto waana bartay fuck you all.... kkk

  • afka aan la aqoon - 2 years ago

    afka ann la qoon oo ku eg norwey maxaa tarayee hadii wax la baranayo english ku dara oo barta

  • maxamed - 2 years ago

    waxa aan doonayaa in aan kafaaidayso fursadan lakin nasiib xumo aniga waxa aan jooga magalada bosaso mana hayo meel lagu dhigo luuqadan laakin waxa aad ishegtan meesha lagu baranayo luuqadan waan keclahay inaan barto walalayaal mcn waxaana iigalaa sooxiriirtaan cinwan kan aan hada inii qoray waana mahadsantihin

  • alle kacabso melkasto jogto - 2 years ago

    asc waxaan ka xumahay in somali melkasto ay joogto ay san ka faaidaysan waxbarashada siibaba dadkeena joogno iskadenafiyanka waxaa fiican in uu ka faodaysto qofkasta waxbarashada wadan ad ku noshahay ood warkiisa aqoon wa ceeb hebel oo ii tarjun way ka daran tahay so waxaan idileeyahay reer norwey ka faidaysta waqtiga by alle kacabso melkastood oogto swedan

  • Cabbaas - 2 years ago

    aisha xassan
    Walaal haa waa lagugu xirayaa 300 saacadood haddii aad timid Norway 2005 ka dib bishii sagaalad. luuqadda waxaa lagaa rabaa 250, soomaaligana waxaa lagaa rabaa 50 saacadood.
    Mahadsanid

  • Cabbaas - 2 years ago

    aisha xassan
    Walaal haa waa lagugu xirayaa 300 saacadood haddii aad timid Norway 2005 ka dib bishii sagaalad. luuqadda waxaa lagaa rabaa 250, soomaaligana waxaa lagaa rabaa 50 saacadood.
    Mahadsanid

  • buuqaaaye 1 - 2 years ago

    aniga ooha mr buuqaaye waxaa imidey norge 2005 hadana waan ku hadlaa norwegianka marka waan ka xumahay kuwa aan ku hadlin kkkkkkkk takk calanka

  • mr macruuf - 2 years ago

    scw.war luuqaad ma aha norweegka hada waxbaranaysow baro internatoinal language oo ah english taas baa ku anfacaysaa meel kastoo aad joogtaaba markaa maxaa norweeg ka faa,iidaysaa bal iisheeg by by king maruuf

  • cabdi raafac - 2 years ago

    magaceyga waa cabdirafac oslo baan jogaa aniga wali ma imaan lakiin dhawaan ayaan imanayaa ee lacagta meqeynoqoneysaa nososheega aan iska bixino xitaa inaan afka norwejiyanka meel iska sarno waa muhiim calanka mahadsanid

  • aisha xassan - 2 years ago

    waxaandhig taay 120 saac oo norwey iyo 16 saac oo somali ah hada wanka fadhiyaa is kool madhigto bisha novenbar 2009 waxan xareeysan rabaa daganashada ma waxay igu xeraayaan 300 saac iga soo jawaab

  • cabbaas - 2 years ago

    Muna

    Habeen iyo maalinba waa la dhigan karaa.

  • Cabbaas - 2 years ago

    Fursadda bilaashka ahi waxay ku egtahay bisha sagaalad ee sanadka 2010ka. inta ka horeeysa waa u bilaash qofkasta oo sharci leh, xaqna u leh inuu qaato Norkkurs.

  • Sugule - 2 years ago

    jeg kan norsk.

  • muna - 2 years ago

    goorma sanadka dambe ayuu ku egyahay.

    aniga waan shaqeeyaa kurskaana waan rabaa in aan qaato e habeenkii ma la dhigan karaa.

    isoo jawaaba

    muna, oslo

  • Ciise - 2 years ago

    WALI KAMA AANAN FAA`IIDEYSAN FURSADAAS LAAKIIN MAALMAHA U DAMBEEYA AYAAN RABAAN INAAN ISGEEYO HELSEFYR, HADUU ALLE IDMO.

    WAANA OGEYSIIS MUHIIM AH, AYAAN ISLEEYAHAY.

    THANX CALANKA

Leave a Comment

0/4000 chars


Submit Comment