This user has not filled out their profile yet.

Surveydaddy
Check out Surveydaddy, the most easy-to-use survey software around. Start creating beautiful online surveys today.

Create an Online Survey

NAQSHADA CUSUB EE CALANKA?

Posted 2 years ago.

6 Comments

  • fikir toosan - 2 years ago

    asc marka hore salan kabid hadii an kahadlo fikirkeyga tan ayaa fiican waliba barnaa mijta qaar ood ku soo dar teyn wan idinkaga mahad celinaa waad mahadsantihiin

  • Noor kenya - 2 years ago

    Bismillahi Raxmani Raxiim sxbyaal dhamaantiin reer calanka waad salamaatiin anigu fikir ahaan ti hore ayaa igala design fiican marka hadii uu codkeygu bato please kii hore hala soo celiyo. with that thnx

  • kkkkkkkkkk - 2 years ago

    scw walaal sidii hore ayaa ka qurux badnayd scw

  • ja - 2 years ago

    scw walaal tii hore ayaa ka fiican ee sidii hor ku celiya scw

  • abdulrahman - 2 years ago

    sxb yaal waxan ka mid ahay dhalinyarada sida tooska ah ugu xiran bar aamijyada ka socda calanka.com
    waxaan dhihilahaa anigu naqshadii hore ayaa kawacned tan
    waayo si aad u xurxoon bay u farsameesneed fadlan hadii vote kaygu uu ka bato kan dadkale kale soo celiya naqshadiihore

  • cabdimahad - 2 years ago

    Asc dhaman walalyal wad mahad santihin hadan kahadlo fikirka yaga tan aya ila ficn

Leave a Comment

0/4000 chars


Submit Comment