pollkan aan iminka ra'yigayga ka dhiibtay waxad moodaa in uu soo abbaabuley qof ajendo gaar ah watta. taanah waxa kuu cadaynaysa sidda aay suaalahu u dhigan yihiin. bal suaasha 1aad "Mid isu miisaaman" maxuu ugala jeedaa? ma waxuu ugala jeeda ; ma is miisamanyihiin gadabbuursi, issaq iyo harti? ma waxa uu ugala jeedaa ma iso miisaamanyihiin qabaailka issaaq ka koobanyahay?ma kala cadda. labada suaalood ee kala ah "Mid hargeysa loo dhisay" iyo "Mid Burco laga qadiyey" ulajeeddada keliya aay yeelan karayaan waxa weeye is ka horkeenka beelaha issaaq ee isku qaybiya reer bari iyo reer galbeed.
horta, run ahaantii, markaad ajenda aad wadatid waxaa wanaagsan in aad mowduuc qodda ku joogtid. laakiin hatad is tidhahdo qabaailka somaliland is ka hor keen, isla markaana waaxyadda reer sheekh issaxaaqna is ku kici, isla makaana gaboleysi aad meesh dex watid, dee ajenduhu way kaa khalkhaleysaa. khalad yaa leyga fahmin. dowr ajenda waa la is ku wadikara, laakiin ejenda waliba waa in aay hal jaho u jeedaa.
asalaamu calaykum

cali shabaaniye, atlanta