jaceylka facebook ma yahay mid la isku haleyn karo ? hadey jawaabtaadu tahay haa/maya sababtu noo soo raacsii fadlan

2 Comments

  • abdullahi - 13 years ago

    maya ma ahan mid la isku halayn karo maxaa yeelay imisa qof ayaa ku khasaaray ama afka uun been looga sheegay oo run mooday anigu face book waan adeegsan jiray ee hada waan iska daayay maxaa yeelay sxbkay ayaa lagu siray aniga waxaan kabaqayaa inaa sidaasoo kale laygu siro oo sxbkay hada xaaladiisu hadii aad timaadiin uunbaad ka sheekayn kartiin markaas wlhi angu dadka jacaylku hayo waxaan odhan lahaaba iska daaya adeegsiga facebooka hadii kale taa sxbkay ku dhhacday ookale ayaa idinku dhici doona

Leave a Comment

0/4000 chars

Submit Comment