Thank you for voting Crowdsignal Logo

Sadaal Ka Bixi Kulanka El Clasico? (Poll Closed)

  •  
     
  •  
     
  •  
     
Total Votes: 2,276
11 Comments

  • cabdicasiis - 10 years ago

    wax badinaysa real madrid waa balan inay badinayso waan ku rajo waynahay sxb waa ciyaartooyo qaali ah ayaa joogaa waqti xaadirkana real ayaa awood wayn ka quuso sxb barca way u dhamaatay iska daa ya inaad taageertaan hadii kale oohin baa ka danbaysa iska taager libaaxyada

  • saam - 10 years ago

    barcelona ayaaa badinaysa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • abdihakim - 10 years ago

    caawa real madrid ayay guushu raaci doontaaaa

  • Mahamed - 10 years ago

    Real madrid
    ayaa badin doonto
    100%100
    waana la isku raacay

  • rooney - 10 years ago

    real baa badinay sa

  • ka cabso liverpool - 10 years ago

    waxaa badinaysaa barcelona taas waa sida ugu dhow

  • fuaad cabdi aadam - 10 years ago

    waxa badin doonta kooxda real madrid

  • barre buffon - 10 years ago

    waxa badin doonta real madrid

  • big boss - 10 years ago

    waxaa si sharaf leh u badin doonta real madrid maadaama ay joogaan ciyaartooy aad u fiic fiican sida RONALDO,ISCO BALE iyo rugcadaaga wayn ee ALANSO

  • hassan - 10 years ago

    Waxaa badin doonta barcelona sababto ah halkaaasi waxaa ka ciyaari dooonta mr messi and mr neymar junior

    Guushana barcelona aaaan udaaayno yacni ayada ayaaa ubadan
    Sida ilatahay

  • yuusuf xj - 10 years ago

    aniga waxaan umalaynaa barca in wacdaro la tusi doono maxaa yeelay daafac celiyaa ma haystaan angle bale iyo ronaldo

Leave a Comment

0/4000 chars


Submit Comment

Create your own.

Opinions! We all have them. Find out what people really think with polls and surveys from Crowdsignal.