Thank you for voting Crowdsignal Logo

Yaa Badin Doona Man United Iyo Arsenal? (Poll Closed)

  •  
     
  •  
     
  •  
     
Total Votes: 2,989
13 Comments

  • hassan nasri - 10 years ago

    waxa badina doona ta arsena waxa ay dhigi doona taaa wax aaan hore loo raraga

  • abdichakur huccein - 10 years ago

    wax badinaysa ARSENAl

  • walifarah - 10 years ago

    waxaan halkan kasalaamayaa dhaman tageerayaash qiimaha badan ee man utd waxaan leeyahy arsenal si fiican ayaan u naqaanaa oo laynoga warami maayee ee imikay kalinta afaard koob unoqonysaaye haysku daalinina

  • asad - 10 years ago

    gunnurs ayan rajeynaya iney badineyso

  • islaam abdirizack - 10 years ago

    Bar-Bar dhac waaye maanta Arsenal 1-1 Man u nited

  • hassani - 10 years ago

    asc asxabta sportiga hablo iyo inama wad salamantiin .every body has a day manta waa maalintii arsenal insha allaah .reer gunners guuuuuul.com thks laacib.net

  • hassani - 10 years ago

    asc asxabta sportiga hablo iyo inama wad salamantiin .every body has a day manta waa maalintii arsenal insha allaah .reer gunners guuuuuul.com thks laacib.net

  • mahamoud - 10 years ago

    wax weyn ayaa laga filayaa kulanka manta laakin waxaan ku rejo weyn nahay inaan dhibcaha ka ga soo qaadano old traford markii ugu horeysey mudo todoba sano ah

  • abdullahi - 10 years ago

    waxaa badini doonta manchester united maxaa yeelay man iyo ars isku awood ma ahan (2-1) manchester ayaa kuba di doonta (waxaa na kala dhalini dooaan) rooney vanpersie

  • abdi rizak kassim - 10 years ago

    waxa badin tonta insha allahe man u waxe ku dhamane manchestar united 3:1 arsinal all my asxabta sport thanks

  • mooto - 10 years ago

    hadaan fikirkayga ka dhiibto kulanka adag ee biri waxaa badin doonta arsenal sababtoo ah kulamadii ugu danbeyay arsenal waa ay adked sidaas daraateed guusha biri arsenal ayay raaci dontaa mahad sanidiin laacib.net

  • hassan kafi - 10 years ago

    hadaan ka falaan qooda kulanka man utd & arsinal waxey ku dhamani 2_1 oo eyna kubadin man utd

Leave a Comment

0/4000 chars

Submit Comment

Create your own.

Opinions! We all have them. Find out what people really think with polls and surveys from Crowdsignal.