Thank you for voting Crowdsignal Logo

Weerarkee Lagu Badin Doonaa El Clasico BBC Mise MSN? (Poll Closed)

  •  
     
  •  
     
Total Votes: 6,457
12 Comments

  • Asad abdiaziz ciyar jecl - 10 years ago

    Waxa badin dono realmadrid 3:2 ronaldo, ramos, james

  • ibrahim - 10 years ago

    Barcelona ayaa badineysa suarez ayaana labo gool ka dhalinaayo halka messi uu ka dhalinaayo 1 gool halkaasna rikoor uu kujabinaayo

  • abdirisak aided - 10 years ago

    aniga waxay ilatahay bbc oo

  • guuleed - 10 years ago

    Aniga waxaa ay ila tahy inay badindooan realmadrid

  • Prince diego dayga - 10 years ago

    Aniga wxey ilatahey iney bbc ay ka badin doonan kooxda barca 3:0 cr7 saddexley ayuu ka dhalindoona wn la arkidoona

  • Yousuf - 10 years ago

    MSN ayaa badinaya

  • Abdirahman yusuf - 10 years ago

    BBC anigu waxaan qabaa in weerarka BBC du ka adag yahay oo lagaga badin doono MSN ka

  • Abdiwali - 10 years ago

    Real madrid 4 barcelona 1

  • abdurahmancmc - 10 years ago

    Aniga Waxay Ila tahay inay barcelona badin doonto welibana messi uu jabin doono recordka looguna sacabayn doono garoonka real dhamaan waxa jooga xataa cr7 every one hhhhhh

  • siciid - 10 years ago

    Aniga waxa ay ila tahay inay badin doonto barcelona 3 iyo 0

  • Daud - 10 years ago

    Aniga daud ahaan waxa badinaya real madrid wayo 1-suarez wuxu ubahanyahay laqabsiga kubada ay ciyaarto barca 2-cr7na kulankan wuxu uyahay kulan qaas ah madaama ay so dhowdahay ku dhawaqista b. d. oraha, taas oo uu ku mujin karo awoodiisa shaqsiyadeed. 3-fursada kalana waa home madrid.

  • abdi rihin said jisow - 10 years ago

    real ayaa badintonto insha alh war badan han ma buxsho waa inoo 25 bisha insha alh cr7 bale11benzema9 forcaronaldo

Leave a Comment

0/4000 chars


Submit Comment

Create your own.

Opinions! We all have them. Find out what people really think with polls and surveys from Crowdsignal.