Thank you for voting Crowdsignal Logo

Lionel Messi, Cristiano Ronaldo Iyo Manuel Neuer Midkee Ku Guulaysan Doona Ballon d'Orka? (Poll Closed)

  •  
     
  •  
     
  •  
     
Total Votes: 23,982
50 Comments

  • abdirahman - 9 years ago

    CR7 AYAA KU HULEYSANAYO

  • cali nani - 9 years ago

    cr7

  • sahal yousuf ali - 9 years ago

    cr7

  • moha gadudow - 9 years ago

    cr7 ayaaaa kuguleysanayo lacibka kubada caggta ee aduunka

  • saalim.princess.xadaari - 9 years ago

    cristiano ronaldo waa laacibka aduunka ugu fiican kooxaha isaga ayaana qaadan doona biladka kasta oo la dhigo

  • nasradiin - 9 years ago

    yaa kale ma cid aan messi ahayn ayaa qaadaysa

  • farax - 9 years ago

    Ronaldo ayaa ku guleysanaya

  • Geelle - 9 years ago

    C ronaldo ayaa qaadaya wuxuuna ku guulaysan doonaa sanadkii labaad oo isku xigta waliba sanadka soosocda buu kur darsanayaa haduu qaba ciyarredkan ku sii Jiro

  • samawi mohamad - 9 years ago

    waxaa kule messi tanyaan lagu daalin waa lagaranayaa cida iskaleh

  • ramos - 9 years ago

    CR7

  • mohd hassan - 9 years ago

    C.Ronaldo oo caawa kulankiisii 178aad Real u dhaliyay goolkiii 200aad cida kama cilinso bilda laacibka calaamk

  • mukhtaar yusuf - 9 years ago

    ronaldo best player of wolrd

  • abdiqani jacfar - 9 years ago

    cr7 ayaa qaaadanay ciyaaryahanka ugu fiican sanadkan iyo waliba sanado kale oo soo socda insh allah
    xiligii messi waa uu dhamaaday

  • maxamed cabdi nuur - 9 years ago

    waxaan codkeyga siin lahaa golhayaha reer jarmal manual neur

  • mahamoud - 9 years ago

    messi baa kule ninkii hadalayaaba hayska hadle best player of the world forever

  • c.laahi cr7 - 9 years ago

    waxaa iskaleh cr7

  • xidiga barmuudo boorka cadde - 9 years ago

    roooooooooooooooooooooooooooooonaaaaaaaaaaaaaaaldooooooo

  • dj beee - 9 years ago

    waxaa qadayo ciyaarinka lugu magac daray c.ronaldo ama cr7

  • Kẳmẳẳl Qăřäāži Màçálįń Wìlķíìş - 9 years ago

    CR7 makes his 3rd ballon d'Or

  • c.qani - 9 years ago

    anuun inuu (MESSİ) qaadaayo shaki igama jiro lkn sidey noqotaan arkeenaa

  • cadi cabdi - 9 years ago

    Record jabi
    C.Ronaldo oo caawa kulankiisii 178aad Real u dhaliyay goolkiii 200aad jabiyay recordkii di stifano iyo Zarra oo lahaa min 22 sedexlay halka uu ronaldo kadhaliyay sedex laydiisii 23aad, hambalyo c.r7, ballon d'or cid aan adiga ahayn malaha 2014

  • baazi xaaji - 9 years ago

    waxaa loogu talagay c.r7 ronaldo

  • my name boorka cadde - 9 years ago

    waxaan ucodeyay c.ronaldo cr7

  • ridwaan - 9 years ago

    cr7 ayaa xaq uleh

  • zeyd - 9 years ago

    waxan ucodeeyay CR7 asaga aya kuguuleysan doona

  • abdifatah - 9 years ago

    Waxan u codeynaa ronaldo / CR7

  • abdifatah - 9 years ago

    Waxan u codeynaa ronaldo / CR7

  • mahamed abuukar haaji - 9 years ago

    Waxaa u codeenaa ronaldo c r 7

  • mahamed abuukar haaji - 9 years ago

    Waxaa u codeenaa ronaldo c r 7

  • C/QANI ASAD(CUDCUD) - 9 years ago

    WAXAN AHAY WIIL TAGEERA RONALDO MARKA WAXAN ODHAN LAHA HA KU DALINA ROMALDO

  • CR7 - 9 years ago

    MY NAMES RONALDO IAM PLAYER FOOTBOOL

  • MAZCUUD ADAN - 9 years ago

    RONALDO WAA CIYARYAHANKA ADUUNKA

  • axmed yasin adan dheg - 9 years ago

    Sanadkan waxa iska leh ciyaryahanka ee porugel ee CR7 marka waxan idin dhihi lahaa ha ku dalina (RONALDO/CR7/REAL MADRID)

  • bashka - 9 years ago

    cr7 ayaaa iska leh sanadkaan bro ha ku daalina reer messi iska seexda waad ujeedan codka intuu maraayo maba quusanaysaan waad hadlaysaan uun bitte iska qirta

  • sanchez - 9 years ago

    messi aya kuleh goolasha cr7 wa kuwa luskuridha heradha ganaha

  • abdirahman - 9 years ago

    waxba yaan lagu daaline dhagoolaha istuska waxba islamahayo ishaa macalina waa la arkaa messi sanadkan wax qabadkiisa waa ninka abid taarikhda galay kubada cagta wali lama hayo wiil sidissa oo kale ah sanadkan waa wakhtigii LIONEL MESSI 2014/2015 cidkale kulama tar tami karto

  • lajeclow - 9 years ago

    messi ayaa kuleh

  • neyma - 9 years ago

    messi ayaa leh shaqa tak kk

  • qadar - 9 years ago

    lionel messi

  • najib - 9 years ago

    messi aya qaadan doono

  • Record jabiye - 9 years ago

    C.Ronaldo oo caawa kulankiisii 178aad Real u dhaliyay goolkiii 200aad jabiyay recordkii di stifano iyo Zarra oo lahaa min 22 sedexlay halka uu ronaldo kadhaliyay sedex laydiisii 23aad, hambalyo c.r7, ballon d'or cid aan adiga ahayn malaha 2014

  • cr7 winer 2nd tym insha allah viva ronaldo

  • abdiqani - 9 years ago

    cr7 has take the best players in the world

  • yaxye jaamac cabdi shiine@gmail.com - 9 years ago

    Ronaldo ayaa Ku guulaysat ayaan

  • mohaa - 9 years ago

    waa sandkii lionel messi

  • mohaa - 9 years ago

    messi ayaa ugu cadcad sandkaan

  • Bashka - 9 years ago

    C.ronaldo ayaa kuguulaysanayaa sanadkan ee yaan lagu daalin.

  • hamze philips - 9 years ago

    Ronaldo deserve it

  • cr7 - 9 years ago

    ronaldo . ,no one can reach him know

  • abdirisak - 9 years ago

    Messi is the best player

Leave a Comment

0/4000 chars


Submit Comment

Create your own.

Opinions! We all have them. Find out what people really think with polls and surveys from Crowdsignal.