Nabadda Jubooyinka Iyo Gedo Waxaa Lagu Heli Karaa

6 Comments

  • jamac - 9 years ago

    axmed madoobe iyo ciimada kinya laga qabto kismaayo.sababtoo ah axmed madoobe wuxuu ku dhshay qabdidahare kililka shanaad ogaadeenka la socdana waxay ka yimaadeen qarijaqood,sidaas darteed waa in laga qabtaa jubada hoose oo dhan .dagaalna looga saaraa. midda kale waa dad u nugul gumaysiga xabashida iyo kinyaanka waa wax lagumaysan jiray aaminsana in la gumaysto. waa ruufiyaaniinta amxaarada iyo adoonta waa in kismaayo laga qabtaa sida ugu dhaqso badan-
    guul soomaliweyn
    guul inta jecel somaalinimada.
    guul inta jecel gobanimada.'
    guul inta necel amxaarada iyo adoonta.

  • alidekow - 9 years ago

    barehiralle ha laga qabto umada islamka aah ee jubaland.Viva Ahmed Madobe iyo dowladisa.they is no way that kenya forces with drown from Somalia so long they were under umbrella of Amison.so stop dreaming Guys and kindly advice ur warlord Bare hirale to surrender Jubaland administration.thanks all

  • Hamba borle - 9 years ago

    Bare hiraale halaga qabto umuda juboyinta,war marexan jubaland cidna nima didane ee dhulkini kale ee mudug waxaa kala qatay Sacad iyo suleiman intii aad kismayo iyo Ogaden aad laheyden.aniga ma ihi mrexan balse runta ayan idin shegi.

  • Hilowle - 9 years ago

    Runti qofku wax kasocon layahay waa BARE HIRALE ee umada haga qabto.wixi uu horey ugu bartay kismayo ayu ka samri layahay.balse waxaa xaqiqa aah danta ayaa urun shegi donta mar dhaw inshaAllah.cagtii so joog laga wayo mar bey ceb lakulanta.

  • salka - 9 years ago

    axmed madoobe iyo keynyaanka halaga qabto

  • jarmal - 9 years ago

    Maamulka Axmed Mudoowe Halaga Qabto Umadda

Leave a Comment

0/4000 chars


Submit Comment