Saadaal: Yaa Gudbi Doona Wareega 8da Champions League.

14 Comments

  • maxamed maxamuud - 11 years ago

    HADAL IYO DHAMAAN ANAGU WAXAAN RAJAYNAYNAA IN AY REAL MADRID BADISO INKASTA OO AY MAN UNITED RAJADA WAYN LEEDAHAY WAXAYNA CIYAARTU KLU DHAMAAN DOONTAA 1-3

  • BOQOR CVC - 11 years ago

    ASC HUBAALA IN AY CAA WA BADIN TOO NAAN KOOXDA LA IDHAA REL MADRID

  • cabdiwahaab - 11 years ago

    sadaashu caawa waxay u badantahay in aya real badin doonto sidaana guushu ku raaci doonto

  • muqtar - 11 years ago

    Manchester ayaa badan doonto cawada

  • muqtar - 11 years ago

    Manchester ayaa badan doonto cawada

  • khaan ahmed - 11 years ago

    wa idin sLmy dhamaan warkU wuu cadyahay asxabeeY MANUTD aya usoo bixi donTa insha aLLah

  • maxamed - 11 years ago

    asc waxan salamaya wabsiteka laacib hadii an fakarkeyga waxaa 2 iyo waxba kubadindoonta real madrid waxaa goolasha udhalindoona lacibiinta kala ah ronaldo iyo dimaria

  • Maxamed mandela - 11 years ago

    Asc Qaraabada!waxa badinaysa Real madrid los blancos insha'allah!k.k.k

  • AC MILAN - 11 years ago

    Caawa waxaa badin doona REAL MADRID waxeeyna kubadin doontaa MANUNITED 2-3 REAL MADRID waxaana goolka gusha dhalin doono KAKA daqiiqadaha ugu danbeeyo

  • Mr lii - 11 years ago

    Cawa waxa uso bixi dono wareega sideda real madrid waxey ku bixi doonta man u 0-2 viva real madrid

  • Hassan - 11 years ago

    Real madrid ayaa badinysa shaki kuma jira

  • ibrahim cabdi dhuub - 11 years ago

    Man utd ayaa badinaysaa viiva rooney and vidic

  • Maxamed cismaan - 11 years ago

    Asc asxaabey warkaan waa cadyahay isma saarna spain sanadkaan waxba uma yaalaan meesha man utd 2-1real madrid

  • lanjeri - 11 years ago

    asc asxbta bahda laacib hadan raligeyga ka hadal 100%90 waxa u so gudbi karo nadga real midrd

Leave a Comment

0/4000 chars


Submit Comment