Thank you for voting Crowdsignal Logo

Ma La Odhan Karaa Man United Way Soo Laabtay? (Poll Closed)

  •  
     
  •  
     
Total Votes: 3,095
2 Comments

  • salmaan manchestaraawi - 9 years ago

    haa waa la odhankaraa man united waysoo laabatay maxaa yeelay wali lama arag man united oo afar kulan oo xidhiidh ah badisay ilaa iyo tan iyo markuu haystay David moyes

  • haaa man utd way soo noqotay weliba si xooli leh ayey ku soo noqotay waxaaba la dhihi karaa sanadkaan waxay samayn ku yelantontaa soo noqoshadeeda in ay qil qil geliso ama qaado horyaalka viva manchester united

Leave a Comment

0/4000 chars


Submit Comment

Create your own.

Opinions! We all have them. Find out what people really think with polls and surveys from Crowdsignal.