Kooxdee Ayaa Ku Guuleysan Doonta Premier League Xilli Ciyaareedkan?

14 Comments

  • ismail olow - 9 years ago

    chelsea ayaaaa ku leh horyaaaalkaaan

  • ismail olow - 9 years ago

    me too mar 2baaaad wxaa ku guuuleysanaaaaayo fc chelsea magac ka maskiiiiin ma ahan

  • Lovely ahmed ismail - 9 years ago

    Liverpool aya kuguleysaneysa horyalka sanadkan

  • nadi blue - 9 years ago

    waxa sanadka ku guulaysan doonta kooxada chelsea

  • nadi blue - 9 years ago

    waxa sanadka ku guulaysan doonta kooxada chelsea

  • nadi blue - 9 years ago

    waxa sanadka ku guulaysan doonta kooxada chelsea

  • maxamuud qurbo - 9 years ago

    waxa guuul kufurtay liverpool waxay qadidonta premier league

  • mowliid - 9 years ago

    Sidey ilatahy wxaa kuguulysn karto naadiga liverpool

  • galeyr - 9 years ago

    Man unitid

  • Bashiir Xuseen - 9 years ago

    Inshallah waxaa guuleysan Dona guuleystayaasha guusha Manchester city inshallah waa kooxdeena wexey ku ciyaaraan calankeena sky blue waxana milkigeeda iska leh walaalkeen victory inshallah

  • maxamuud qorbo - 9 years ago

    war adigu bal cida u calebasartay cade no sanadkan waa sanad ka du wan kuwi rore sadashu calamku waxay ubadina yan wengar nuu qadidono ka sankan 1arsinal 2liverpool 3m.uted

  • Ali - 9 years ago

    waxaan layaabanahay ninka nacaska ah ee soo qoraayo Kooxdee Ayaa Ku Guuleysan Doonta Premier League Xilli Ciyaareedkan. War nacasyuuw yaa garan karo cida guuleysaneey cayaaraha maba bilaabanine

Leave a Comment

0/4000 chars

Submit Comment