Saadaalin Ka Bixi Kooxda Guulaysan Doonta Arsenal Vs Liverpool.

2 Comments

  • captain GEE - 9 years ago

    lfc guul ayaa idin rajeynaA waaa qabad ficn

  • Ducaale - 9 years ago

    Asc marka hore salaan ka bacdi kulankan xisaha iyo xamaasata leh hadii aa ka hadlo waxaa aamin sanahay liverpool inay xasuusato guul daradii ugu dambeysay ee ka soo gaartay arsenal ayne isleedahay aarsada lkn cadaadiska saaran arsenal ayaa ah mid weyn madaama ay 11 sano ka bacdi ay horyaalka aad ugu tar tamayaan sanadkan waxaa is leehay ciyaartas way ku dhamaan dontaa ARSENAL 3-1 LIVERPOOL tani waa sadaasheyda laacib.net aad ayaa u mahad santihiin

Leave a Comment

0/4000 chars


Submit Comment