Yaa Guusha Heli Doona Kulanka Madrid Derby?

4 Comments

  • Rashka - 9 years ago

    Anuka Real aa Badinaysaan dhahiynaa maxaa dhacay Ronaldo aa Faraxsan noi Real 4 arletico 0

  • Xasan - 9 years ago

    Atletico ayaa kaguulaysandoona real
    Aniga taa igaqor

  • Axmed sagaaro - 9 years ago

    Real madrid guul ayaan ini rajaynaya

  • abuu - 9 years ago

    jabhada simoni wey ka adagyihiin real boolo sidi sanadki hore cml 4:0 ayaa dabada laga soo gelinaa

Leave a Comment

0/4000 chars


Submit Comment