Thank you for voting Crowdsignal Logo

Saadaalin Ka Bixi Kooxda Guulaysan Doonta Kulanka El-Clasico-da Ee Barcelona Vs Real Madrid (Poll Closed)

  •  
     
  •  
     
  •  
     
Total Votes: 5,115
6 Comments

  • sadaam - 8 years ago

    Wxy iila muuqataa kooxda Barcelona inay gacan sarayndoonto kulanka caawa waayo awood iyo dhibcahaa lagu kala tagay elcalasicooyinkii hore waa la isku dhawaa haatanse faraq waynbaa u dhexeeya wxyna 3 guushu ku raacidoontaa Barcelona xaga realna 1 keensan doonto saadaashayda

  • Axdar - 8 years ago

    Viva fifa barcelona guul weliba quruxbadan ayay kaga gaadhaysaa gurigeeda 5-1 shanta barcelona waxaa dhalinaya 2 messi 1 rakatic 1 iniasta xabad suarez labada gool ee madrid waxaa dhalinaya bansima sidaa iyo daawasho wacan

  • mahad barcelona - 8 years ago

    waxa badin doona libaaxyada barcenona MSN guul wcn

  • eng xamse - 8 years ago

    kooxda ugu goolasha badan ee real madrid Ronaldo 19 gool.

  • mohamed ahmed - 8 years ago

    Waxa guulaysanay@ cidii hore u hulaysam jirtay @fiva barcelona w@liba 5:0 kkkkkkkkkkk

  • Mohamed - 8 years ago

    Taaa waaa clear balse barcelona aaa gu ley sam instead of rag qamar jiyaal aaaa u joogaan sedex aaan kala dhicin oo ah mesi neymar iyo kan kale oo mataaanaha la eh marka any how ma is ka celin karaaan balse we will see th resul in shaaa alah viva barcelona thnks guys all

Leave a Comment

0/4000 chars


Submit Comment

Create your own.

Opinions! We all have them. Find out what people really think with polls and surveys from Crowdsignal.