Thank you for voting Crowdsignal Logo

Kooxdee Ku Guuleysan Karta Champions League Xilli Ciyaareedkan? (Poll Closed)

  •  
     
  •  
     
  •  
     
  •  
     
Total Votes: 7,650
22 Comments

  • cabdi tawane - 8 years ago

    Asc asxnta ani oo ah tageero arsenal waxaan is leyahay waxaa ku gulesan kara atletico Madrid

  • mohamamed amin - 8 years ago

    koobkaan waxaa ku guulaysan doona kooxda ka socoto dalka england ee MAN CITY

  • salah - 8 years ago

    Waxan is lee yhy waxa kuguu lee san kara mancity madama an ahay tageere mancity ah hadii ay taa dhici weydo atlatico madrid

  • nasri - 8 years ago

    Waxaaan urajeeynaaa ineey ku guuleysata real Madrid

  • Rivery - 8 years ago

    Bayern Munich

  • SAALAX ISMAEL - 8 years ago

    WAXAAN RAJAYNAYAA IN real madrid ay ku guulaysato inshaa alaah

  • saddaam - 8 years ago

    waxaa ku guulaysandoonta insh'Allaah man city

  • saddaam - 8 years ago

    waxaa ku guulaysandoonta insh'Allaah man city

  • saddaam - 8 years ago

    waxaa ku guulaysandoonta insh'Allaah nan city

  • koronto - 8 years ago

    Atlitico aya kobkan iska lih cidkale no laga yabi man city

  • Abdirahman - 8 years ago

    atletico madrid ayaa cidla ka heshay kolbak

  • cabdi risaaq - 8 years ago

    wax soo baxaya atlatico madrid

  • Abrohman - 8 years ago

    by winning champions N laliga

  • Abrohman - 8 years ago

    by winning champions N laliga

  • Abrohman - 8 years ago

    HALA REAL GOOD CHAWA CHAWA inshallah this will be real madrid season

  • osman - 8 years ago

    ADEER HAYS DAALININA WAXAN REAL BAA ISKA LEE INSHALLAH

  • Arro Ronaldo - 8 years ago

    Aaabo Real Ayaa Iska Leh champion Ka Wxd Qiimeysaan Soo Laabashadii Cajiibka Ahayd... Zidane :Ramos Navas Marcelo Modrich Kroos Cassemiro and BBC Hala Madrid Hala Madrid

  • Pro shire ahmed shire - 8 years ago

    Waxa ku gulaysan atletico madrid wa sida muuqata sanadka waa sanadkay ka aarsan lahyd real madrid

  • Abu Yasir - 8 years ago

    Realmadrid ayaa markeeda 11 ku guuleysan doonto Championka.. waana waayihii ZIZU oo bilowday

  • Omer mige - 8 years ago

    Real madrid aya ku 11 san doonda insha allah

  • caaisha - 8 years ago

    Laacib.net waan fahmay gaar ahaan qofka qoray qodabka simeone vs pep and dagaal v dabacsan lkn maan dib ueegno champion ka waxaan filaan in ay imaankarin koox dabacsan semi finel ka city waxay ka raaysay koox aan loo malaynaynin in ay karaaynayso waana psg halka dagaalka aad sheegaysiin ay kooxda vfl wolfsburg karaaysay marka kubada cagta majiro wax mustaxiil ah !!

  • ibrahim yasin - 8 years ago

    koobkan waxaa ka quleysan doono real madrid insha allah guul aya u rajayna real madrid

Leave a Comment

0/4000 chars


Submit Comment

Create your own.

Opinions! We all have them. Find out what people really think with polls and surveys from Crowdsignal.