Option image

Yaa Ku Guuleysan Doona Madaxdtinimada Puntland

5 Comments

  • Mohamed yussuf xamari - 6 years ago

    Aniga waxay ilatahay Faarax Cali Jamac , waa shakhsi aqoon leh, karti leh, hadafkisa siyaasadeedna u cadyahay ,qorshihiisu u degsanyihiin waxaana kamadida qorshayaashaash
    1. Isukeenidada umada Somaliyeed Gaar ahaan umada rer puntland oo kalafogatay
    2. Kobcinta dhaqaalaha Somaliyeed Gaar ahaan dhaqaalaha dowlad goboleedka Puntland
    3. Tayaynta iyo kobcinta dhanka wax barashada
    4. Shaqa u abuurka dhalinyarada freshka ee jamacadaha soodhamayey iyo u abuurida xirfadaha shaqo
    dhalinyarada muruqmaalka

    Sidaa daraaded waxaan u rajaynayaa in alle u fududayo hogaankisa hadii ladoorto.

  • maryan - 6 years ago

    rayigayga waa dr janagale oo ah nin cadaalad ku hogaamin puntland in uu kufariisin doono kursigaas.

  • mahad - 6 years ago

    puntland dhan aqoon iyo awood anoo u eegaya maanta waxaa soo baxaya Dr cabdirisaaq janagale

  • warsame - 6 years ago

    Waxaa markaan aan u rajaynaynaa Janagale oo ah ninka kaliya ee keeni kara isbadal cad.

  • shucayb mohamed osman - 6 years ago

    ani waxay ilatahay in insha allah buntland madaxtinimadeeda uu ku guulaysan doono ana urajeyn doono abdulahi ahmed jamac ilka jir

Leave a Comment

0/4000 chars


Submit Comment